Ku soo dhawow shabakadda Partners For Improvement in Islington (Partners) Isbahaysiga Daayactirka Islington
Shirkadda (Partners)Isbahaysiga Daayactirka waxay maamusha 4,500 oo guri oo ijaar loogu jiro iyo 2,000 oo guri oo la iibsaday waxayna ka hoos shaqeysaa London borough of Islington Qaybta Islington ee London ka tirsan. Waxaa ka mid ah waxyaabaha ay qabato hagaajin maalin kasta, shaqooyin culus oo ku lug leh dib u habaynta, iyo maamulidda dadka kireystey amaba ibsadey guriyahaasi.
Shabakaddan waxay bixisaa warbixino cusub ee loogu tala galey dadka deggan guryaha aanu mas’uulka ka nahay.
Partners waxay kaloo fidisaa turjubaano si loogu adeego dadka guryahaaasi deggan ee u baahan qoraalo lagu qorey afaf kale.